soomaali - Sorah Al-Kauther ( A River in Paradise)

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Kauther ( A River in Paradise)

Choose the reader

soomaali

Sorah Al-Kauther ( A River in Paradise) - Verses Number 3
إِنَّا أَعْطَيْنَاكَ الْكَوْثَرَ ( 1 ) Al-Kauther ( A River in Paradise) - Ayaa 1
Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَانْحَرْ ( 2 ) Al-Kauther ( A River in Paradise) - Ayaa 2
Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ الْأَبْتَرُ ( 3 ) Al-Kauther ( A River in Paradise) - Ayaa 3
Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.

Random Books

  • Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61645

    Download :Qaamuuska carabiga oo kooban

  • Xeerarka tajwiidka Qur’aankaXeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61670

    Download :Xeerarka tajwiidka Qur’aanka

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share